Ururka al-saadicuun bil xaq ayaa ah urur diimeed in muddo ah soo jiray waxaana xubno firfircoon uu ururkan ku leeyahay dalalka masar iyo sacuudiya.
waxaana dowladda sacuudigga ay xabsiga dhigtay culimo caan ah oo ka tirsanaa ururka al-saadicuun bil xaq .
FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
La Wadaag Asxaabtaada