Daawo Sawirro: dumar ka tirsan ciidamada amisom oo isku soo baxay wadooyinka muqdisho#aqriso sababta

Dumarkan ka tirsan Amisom ayaa markii ugu horreysay iskugu soo baxay wadooyinka ku dhaw dhaw xeryaha ay ku jiraan ee ku dhaxyaala magaalada muqdisho iyagoo sheeegay in ay weyneynayaan waxa ay ugu yeereen maalinta Haweenka aduunka.



[google_ad data_ad_slot=” data_ad_format=’auto’]

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA