DAAWO SAWIRRO: Fakaaraha Dagaalka Muusil oo Lagu argay qalab Dagaal oo Dunida Ku cusub

La Wadaag Asxaabtaada

Kooxda dowladda islaamka ayaa ka yaabsatay dunida kadib markii dagaalka muusil ay soo bandhigeen Tiknoolijayad cusub .
qaabkani cusub ayaa waxa ay kooxdu diyaarad u isticmaalayaan qarrax iyagoo diyaarad lagu xiray walxaha qarxa lagana hagaayo meelfog u isticmaalay furanta dagaalka muusil.
dhanka kale waxa ay dagaalyahanadani soo bandhigeen qalab xooggan oo isna laga hago meel fog oo is qarxinya arinataasi oo ka yaabisay saraakiisha dagaalka Dowladda Ciraaq oo Lix bilood Ka hor ku dhawaaqay Duulaan ay ugu magac dareen” Xorreynta Muusil” oo ah magaalada labaad ee ugu weyn ciraaq balse iska caabinta kooxaha mintidiinta dowladda islaamka ayaa ka hor istaagay ciidamada in ay magaalada oo dhan la wareegaan,
HALkan Hoose ka Daawo Sawirada Qalabka Cusub ee Kooxdu soo Bndhigtay Dhawaan




FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
La Wadaag Asxaabtaada