Waxaa isbitaalka daarul-shifaa ee magaalada muqdisho lagu dabiibayaa dhaawaca gudoomiyaha jaamacadda HIU Mr cabdikariim Oo dhaawac ka soo gaaray qarax loogu xiray gaarigiisa.
Maqribnamidii caawa ayaa qarax gaarigiisa loogu xiray waxaa lagu weeraray gudmmiyaha jamaacadda caalamigga ee Horseed International University(HIU) ee magaalada muqdisho.
ilaa hadda ma jirto cid sheegatay mas,uuliyadda weerarka lala bartilmaameedsaday guddoomiyaha .
DAAWO SAWIRRO: Cabdikariim Sheikh Maxamuud Oo dhulka jiifa Iyo Gaarigiisa Oo burbur soo gaaray
-