Daawo Sawirro: Gabar Qurax Sixir ah leh oo fuundi Noqotay(aduunyada Wax walbo waa la argaa)

-

Gabar dhalinyaro ah ayaa go,aansatay in ay caawiso ehelkeeda hase ahaate arinta madaax wareerka badan ayaa waxa ay noqotay ka dib markii gabadhani oo ah boqorada quruxda ay ku biirtay shaqo inta badan ragga caan ku yihiin.

Xiao Mi waa gabar aad u da,yar balse go,aankeeda ayaa soo jiitay kumanaan maqlay,aqristay ama daawaday sheekada waxaana gabadhani ay la shaqeysaa rag badan iyadoo dusheeda ku xamaasha agab aysan dumarka qaadi karin inta badan.

Inkastoo ay tahay gabar aad u qurux badan laakin waxa ay go,aankeeda ku soo gabagabeysay in ay ku shaqeyso fuundinimo waxayna sheegtay in shaqadani ay tahay mid sii wadi karto iyadoo tiri” shaqada noocan ah waxa ay noqoneysaa mid fudud qaasatan marka uu qofka doonaayo in uu gaaro hadaf uu ku riyooonaayo.”





Wararka U Dambeeyey

Shiinahaha Oo Digniin Bixiyey “Mareykanka Waddo Qaldan Ayuu Ku Socdaa”

Yang Jiechi oo ah diblomaasi sare oo ka tirsan wasaaradda arimaha dibadda ee Shiinaha ayaa sheegay in dalkiisa...

Maxay Mareykanka Ka Qabtaan Soomaaliya Inta U Dhaxeysa Soo Galis Iyo Sii Bixid?

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA:Joe Biden ayaa saxiisay go'aan ciidamo Mareykan ah dib loogu celinaayo Soomaaliya, mana ahan markii...

Hindiya..Shimbirihii Oo Kuleyl Dartiis Dhulka Ku Soo Daadanaya!

Galbeedka Hindiya, abaar darran iyo kuleyl hanfi leh oo halkaasi ka jiray muddadii 3-dii bil ee ugu dambeysay darteed...

Guusha X S N M X M D

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa loo doortay madaxweynaha Soomaaliya doorasha ka dhacday teendhada Afisyooni ee magaalada...

Cilmi Baaris..Dhimashada Ka Dib Ishu 5 Saac Ayey Wax Sii Arki Kartaa!

Baaris lagu sameeyey indhaha dad dhintay oo horay xubnahooda ugu deeqay in cilmi baaris lagu sameeyo ayaa waxaa lagu...

Waa Kan Cudurkii Uu U Dhintay Xaakimka Imaaraatka SH. Khalifa Bin Zaayed

Waxaa geeriyooday Madaxweyihii Imaaraatka carabta Shiikh Khalifa Bin Zayed Aala Nahyaan oo ahaa 73 jir, sida ay shaacisay Wakaaladda...