Daawo Sawirro: Milkiilaha Hotelkii Xalay la weeray oo Qaawan iyo qaar Ka Mid ah Ajaanibta oo…

-

Xarakada Alshabaab Ayaa weerar Culus Ku egeeyey Hotelka Posh oo ah Goob ay Ku Caweeyaan Qurba Joogto iyo Saraakiisha dowladda.
Hoteelka La weeraray ayaa waxaa Is kaleh Hawweeney Qurbo joog ah oo lagu magaacabo Manaas Muxdiin waxaana inta badan haaweeneydani ay caan ku tahay in shaashadaha ka soo Muuqata iyada oo Qaawan waxa ayna caan ku tahay in ay soo xirato karan islmarkaana waxa ay la hadashaa dadweynaha madaxeeda oo qaawan.

Manaar Muxidiin Milkiilaha Hotel Posh

Dhan kale waxaa Hotel posh ka shaqeeya shaqaala badan oo ajaanib ah oo oo iskugu Jira Itoobiyaan, kenyaan, siiriyaan,Hinid Iyo Waliba Pakistaan.
Halka hoose ka daaawo Sawirada Qaarka ka mid ah ajaanibta ka shaqeeysa Hotelka Posh


Muxuu Qabtaa hotel Posh
Hotel posh ayaa ka mid ah hoteelada Dhaqamada Xun xun ku soo kordhiyey muqisho waxa uuna Hotelka lahaa Qeyb dumar Timaha loogu jaro Oo sida ragga oo kale timaha loogu Gaabiyo.


Qeybta Hoose Ka daawo Muuqaalka

https://www.youtube.com/watch?v=hOdAPL0X5IQ

Wararka U Dambeeyey

Qadar Oo Ka Niyad Jabsan Sida Mareykanka Uga Aamusanyahay Dalabkeedii Beeca Diyaaraha

Sida ay daabacday majaladda "Wall Street Journal" ee Ameerikaanka ah dowladda yar ee gacan carbeed dhacda Qadar ayaa ka...

Falanqeyn..Icj Waxa Ay Sameysay Xal Mise Xaq

Maxakmadda cadaaladda QM ayaa go'aan ka soo saartay muran badeedka Soomaaliya iyo Kenya, go'aanka Maxkmadda ayaana ahaa mid...

Maxaa Dhici Kara Go’aanka Icj Ka Dib?

Sida balantu tahay go'aanka maxkamadda Icj ee ku saabsan muran Somaaliya iyo Kenya ayaa lagu dhawaaqi doonaa maalinta taladaada...

Imaaraatka Oo Iktishaaf Cusub Ku Sameeyey Meeraha Mars

Madax sare oo ka tirsan dowladda Imaaraatka ayaa baraha bulshada ku baahiyey iktishaafaat cusub oo Misbaarka Rajada ee Imaaraatka...

Safiirka Sacuudiga Ee Soomaaliya Waa Soomaali!

Dowladda Sacuudiga ayaa safiirkeeda Soomaaliya u magacaawday Axmed Maxamed Oo ka mid ahaa muwaadiniinta Soomaaliyeed Ee Sacuudiga ku nool. XAQIIQO...

Maxaa Keenay In Waqtigan Radio Muqdisho Af-Taliyaani Lagu Baahiyo?

Markii ugu horeysay muddo sano ka dib, idaacadda dowladda ay leedahay ee Radio Muqdisho ayaa lagu tabin doonaa af-Taliyaani...