Daawo sawirro: Musharrax uuWato m.farmaajo Oo Lagu soo dhaweeyey cadaado

-

[google_ad data_ad_slot=” data_ad_format=’rectangle’]
Musharax la sheegay inuu tageero ka heysto madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa si weyn loogu soo dhoweeyay magaalada Cadaado.
Musharaxan oo lagu magacaabo Axmed Shriif Cali Hilowle ayaa gaaray magaalada Cadaado, waxaana wararku sheegayaan inuu taageero ka heyso xildhibaano iyo siyaasiyiinta kasoo jeeda Galmudug.
Doorashada Galmudug ayaa waxaa u taagan musharixiin dhowr ah oo xilkan doonaya, waxaana ka mida: Ex. xildhibaan Axmed Ducaale Geelle iyo C/qaadir Shirwac , waxaana la filayaa musharixiin cusub inay ku soo biiraan.
Musharaxan ayaan la ogeyn in madaxtooyada Soomaaliya ay dhaqaale ku taageereyso iyo inkale, waxaase la xaqiijiyay inuu yahay ninka ay dooneyso inuu hogaamiyo dowlad goboleedka Galmdug.
Siyaasiyiinta taageersan waxaa ka mida madaxweynihii hore ee Galmudug Maxamed Axmed Caalin, Wasiirkii hore ee arrimaha gudaha C/qaadir Cali Cumar iyox xubno kale.



[google_ad data_ad_slot=” data_ad_format=’auto’]

Wararka U Dambeeyey

Imisa Qof Oo Soomaali Ah Ayaa Hub Heysta?

Hubka saxda ee gacanta uga jira muwaadiniinta Soomaaliya waa mid aan la aqoon, hase ahaate warbixin lagu qoray webseetka...

Internetka Aduunka Oo Halis Ugu Jira In Uu Joogsado Sababtan Darteed

Saynisyahanada ayaa ka digaya cillad guud oo ku timaado internetka aduunka iyaga oo sababtuna ku qeexaya nidaamka cadceedda oo...

Mooska Miyuu Noqon Karaa Halis Caafimaad!

Labo saynisyahan oo ka tirsan jaamacadda Beihang University Jian Saotian iyo Liao Jie,ayaa shaaca ka qaaday halis caafimaad oo...

Dagaalkii Qoriga Ee Farmaajo Iyo Mucaaradka Miyuu Soo Dhowyahay?

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA:Todobaadkan Midowga Musharixiinta ayaa soo saaray digniin ku aadan habsami u socodka doorashada oo ay...

NASA Oo Dooneysa In Ay Kowkab Qarxiso..Dhagaxii Qiyaamaha Miyaa Soo Dhow?

NASA ayaa isku diyaarineysa in ay markab-xiddigeed si kas ah ugu dhufato kowkab, si tababar ahaan ah, iyada oo...

Ma Wanaagsantahay In Aad Mar Walbo Ahaato Qof Wanaagsan?

Dadka badankood waa ay ku jeclaan doonaan marka aad tahay "qof wanaagsan" laakiin xisaabta ku darsa mararka qaar in...