waa gabar 9 sano jir ah da, ahaan ha yeeshee da,deeda oo yar darteed kama badbaadin in uu dhibaateeyo aabaheed isagoo ku dilay qaniinto waxaa uuna u argaayey gabartani yar in noolasheeda ay u soo jiideyso ceeb iyo fadeexad.
gabartani ayr ee naas nuugga ah oo lagu magacaabo“dalaal” waxaa dilay aabaaheed si naxariis darro ah waxayna aheyd dhacdadani argagaxa leh mid ka dhacday magaalada Jarmaana oo ku dhaw Dimishiq caasimadda Siiriya.
maamlmo yar ka hor waxaa siiriya baraha bulshada lays kugu gudbinaayey muuqaal naxdin leh waxyna dadka lahaayeen”qofkii aan ku dhiman rasaasta dagaalka waxaa uu ku dhimanayaa hubka dadka waalwaalan”
falkani aragagaxa leh oo ay ku baahisay shabakadda jarmaana boggeeda facebook ma ahan falkii kowaad ee noociisa ah waxaa Jarmaana horay kaga dhacay falal noocan ah balse falkani ayaa ah kii ugu waxshisanaa oo soo mara magaaladan oo martigelisay falalka dilka gabdhaha yar yar.
shabakadda jarmaana oo wareysatay gabar la dhalatay hooyada gabadheeda la dilay ayaa sheegtay in aabaha dhalay “dalaal” uu ahaa aabo in badan ka hadlo xumaanta gabdhaha iyo in wiilasha fiicanyihiin wax uuna dhihi jiray”gabdhaha waxa ay soo jiidayaan ceeb iyo fadeexad”
Daawo Sawirro Naxdin leh: Aabo gabadhiisa ku dilay qaniinto Ilaa ay ka dhimatay magaalada…………..
-