DAAWO SAWIRRO: qarrax ka dhacay agagaarka wasaaradda gaashaandhigga#aqriso yaa lala beegsaday

La Wadaag Asxaabtaada

Warar cusub ayaa ka soo baxaya khasaaro ka dhashay qarax ka dhacay meel ku dhaw wasaaradda gaashaandhigga.
qarraxa ayaa waxaa fuliyey nin naftii hurre ah oo ka tirsan alshabab waxaama qarraxa lala beegsaday taliyaha cusub ee ciidamada dowlaadda farmaajo ninka lagu magcaabo Jeneraal Cirfiid.
waxaa wasaaradda gaashaandhigga maanta ka socday xaflad xil kala wareejin ah iyadoo qarraxani uu ku soo beegmay labo maalin ka dib markii uu farmaajo ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah alshabab.
dhanka kale waxaa askari kuwa candhuurta qaada ah lagu dilay agagaarka suuqa sarrafka ee suuqa weyn ee bakaaraha waxaana goobta iskaga baxsaday raggi dilka geystay
HALKAN HOOSE KA DAAWO SAWIRADA QARAXII MAANTA





[google_ad data_ad_slot=” data_ad_format=’auto’]

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
La Wadaag Asxaabtaada