Daawo Sawirro :Roobabkii Guga OO si Rasmi ah Kaga curtay Degmada ceelcali Gobolka Hiiraan

La Wadaag Asxaabtaada

[google_ad data_ad_slot=” data_ad_format=’rectangle’]
Roobab mahiigaan ah ayaa ka da,ay Gobolada dhaca koonfurta iyo bartamaha soomaaliya 48-kii saac ee la soo dhaafay.
goobaha sida rasmiga roobabka oga curteen waxaa ka mid ah degmada ceelcali ee gobolka hiiraan.
wariyaha xaqiiqonews oga soo warama gobolka hiiraan cabdirsiaq fantastik ayaa sheegaya in maanta oo Sabti ah laga soo bilaabo waqtiga salaadda casir ilaa iminkaba uu uu da,ayo roobka waxaana arintani si aad ah u soo dhaweeyey dadka iyo duunyada oo bilihii la soo dhaafay la tacaalaayey abaaro ba,an.
ma jirto wxa qasaaro ah oo ilaa hadda ay geesteen roobabka marka laga reebo neefaf ari ah oo oo roobabku galaafdeen meel ku dhaw deegaanka ceel dheer oo hoos yimaadda degmada ceelcali.
deegaanada sida aadka ah looga roobsaday waxaa ka mid ah Ceeldheer,Caag xoog, Jiiqaay, Iyo degaano dhowr ah oo hoos yimaada ceelcali.





[google_ad data_ad_slot=” data_ad_format=’auto’]

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
Like
Like Love Haha Wow Sad Angry
La Wadaag Asxaabtaada