Daawo sawirro: saacadihii Ugu danbeeyey wasiirka dhintay wixii uu gacanta kula jiray

-

Wasiirkii howlaha guud ee dowladda r/wasaare kheyre cabaas cabdulaahi sheikh siraaj ayaa dhintay ka dib markii rasaas ay oodda kaga qaadeen ilaalada hanti dhowraha guud.
wasiirka dhintay ayaa maraayey meel ku dhaw madaxtooyada markii ay rasaas ku fureen ciidmada dowladda mana jirta faafaahin intaasi ka baxsan oo ku saabsan sababta keentay dilka.
hadaba maalmihii ugu danbeeyey wasiirka siraaj ayaa ku mashquulsanaa howlihiisa caadiga ee wasaaradda uu wasiirka ka ahaa.
halkan hoose ka daawo qaar ka mid ah waxyibihii uu qabtay ee uu ku faafiyey barta uu ku leeyahay baraha bulshada gaar ahaan tuwiter-ka oo lix saac un ka hor dhimashadiisa uu war soo dhigay.
sidoo kale wasiirka toban maalin ka hor badalay sawirkii u saarna facebook.


Wararka U Dambeeyey

Abi Axmed..15 Maalin Ayaan Ku Soo Ceshanay Wixii Tigreyga 5 Bilood Nooga Qabsadeen

Labadii maalin ee ugu dambeysay waxaa ciidanka Abi Axmed u suurtagalay in ay dib u soo ceshadaan 3 magaalo...

Muuqaal..Maxay Rakaabkan Diyaaradda U Riixayaan?

Muuqaal ka mid ah kuwa ugu cajiibsan, dalka Nepal waxaa baraha bulshada lagu baahiyey diyaarad ay rakaabka dabada ka...

Hadii Aad Aragto Riyooyinkan..Dhaqso Dhaqtar U Tag

Khubarro ka tirsan xarunta "Sleep cycle center" ee fadhigeedu yahay gobolka Teksas ee Mareykanka ayaa sheegay in riyada ay...

Dilka Shacabka Oo Lagu Tartamaayo!

Rasaasta ciidanka Df-ka ayaa dishay 3 qof oo shacab ah gudaha magaalada Muqdisho, halka gantaal hoobiye ah oo ...

Imisa Qof Oo Soomaali Ah Ayaa Hub Heysta?

Hubka saxda ee gacanta uga jira muwaadiniinta Soomaaliya waa mid aan la aqoon, hase ahaate warbixin lagu qoray webseetka...

Internetka Aduunka Oo Halis Ugu Jira In Uu Joogsado Sababtan Darteed

Saynisyahanada ayaa ka digaya cillad guud oo ku timaado internetka aduunka iyaga oo sababtuna ku qeexaya nidaamka cadceedda oo...