Xildhibaan Xasan sheikh Ex madaxweynihii hore ee soomaaliya ayaa saakay ka dhoofay xamar isagoo ku sii jeeda turkiga balse dhacdooyinkii ugu cajiibka badnaa saakay ayaa ahaa markii ay kaamiradu qabatay xasan sheikh oo tusbax qaatay iyo saaxibkiisa Cabdiraxmaan odiwaa oo khamiis dheer isku taagay taasi oo dad badan tusisay sidan ururka damul jadiid oga quusteen siyaasadda soomaaliya.
dhanka kale ayaa xasan sheikh oo ka dhoofay xamar waxaa uu markale dadka ku macsalaameeyey gacantii dheereed ee olalaha doorashada taasi oo dadka siyaabo kala duwan u fasirteen.
halkan hoose ka daawo sawiradii ugu shidnaa ee saakay laga duubay safarkii xasan
DAAWO SAWIRRO: xasan sheikh oo tusbax ka qaatay siyaasadda soomaaliya kana dhoofay xamar+odiwaa oo khamiis qaatay
-