[google_ad data_ad_slot=” data_ad_format=’rectangle’]
Warbaahinta Dowladda ayaa baahisay Sawirrada R/wasaare kheyre Oo shaah la cabaya ciyaal yar yar sawirka ayaa u muuqday mid si kadis loo qaaday.
sawirka ayaa waxaa ka soo muuqday R/wasaare Kheyre oo shaaha ku cabaya meel u muuqatay maqaayad yar oo dadka danyarta isticmaalaan.
Ra’iisul wasaaraha oo kasoo baxay hotelka City Plaza oo xaflad dhaqaale loogu aruurinayay dadka abaaruhu saameeyeen ayaa si lama filaan ah ugu soo degay gaarigiisa, isagoo la fadhiistay dhalinyaro aad u yaryar oo maqaayad shaah ka cabayay, isagoo la sheekeystay dhalintaasi.
[google_ad data_ad_slot=” data_ad_format=’auto’]
DAAWO SAWIRRO XUL AH: R/wasaare Kheyre OO Maqaayad Buush Ah Shaah dad kula Cabay
-