Daawo Sawirro:Gaari AMISOM ay leedahay oo ku gubanaya Isgoyska KM4 bartamaha muqdisho

La Wadaag Asxaabtaada

Gaari ah kuwa gaashaaman ayaa dab qabsaday xilli uu socday KM 4, iyadoo aan la ogeyn sababta keentay.waxaan degdeg uga degay ciidamadii saarnaa, iyadoo la xiray wadooyinka gala km4 oo ah isgoys aad u mashquul badan.

Gaariga dabka qabsaday ayaa gubanaya waxaana dadka loo diiday inay udhowaadaan, iyadoo laga cabsi qabo inay qarxaan qalab iyo hub saarnaa gaariga, waxaana goobta gaaray gaadiidka dab damiska.

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
La Wadaag Asxaabtaada