WARARKADAAWO SAWIRRO:Oday dhaqmeed lagu dilay magaalada muqdisho#aqriso magaca

DAAWO SAWIRRO:Oday dhaqmeed lagu dilay magaalada muqdisho#aqriso magaca

-

[google_ad data_ad_slot=” data_ad_format=’rectangle’]
War deg deg ah oo haatan nasoo gaaray ayaa sheegaya in la qaarajiyay gudoomiyihii odayaasha dhaqanka beesha Reer Xaaji Saleebaan ee magaaladda Muqdisho.
Shire Jimcaale Doongale ayaa kooxo hubeysan ay ku toogteen degmada Warta Nabadda ee magaaladda Muqdisho.
Dilka Marxuumkan ayaa si gaar ah uga dhacay xaafadda uu degan yahay ee Labo-dhagax ee degmada Warta Nabada sida ay dadka deegaanka sheegeen.
“Odayga ayaa gurigiisa loogu yimid oo lagu dilay” sidaas waxaa yiri qof kamid ah dadka deegaanka oo saxaafada la hadlay.
Kooxdii dilka geysatay ayaa lasoo sheegayaa iney goobta ka baxsadeen isla markiiba waxaana meydka Odayga laga Qaaday goobtii lagu dilay.
Dilalka ayaa wax joogta uga dhaca ka noqday Muqdisho iyadoo la bartilmaameedsado Saraakiisha dowladda,odayaasha dhaqanka ee wax ka soo xulay ergada, iyo dad siyaabo kala duwan loogu bartilmaameedsado magaalada.

ODAY DHAQMEED SHIRE JIMCAALE


[google_ad data_ad_slot=” data_ad_format=’auto’]

Wararka U Dambeeyey

Qadar Oo Ka Niyad Jabsan Sida Mareykanka Uga Aamusanyahay Dalabkeedii Beeca Diyaaraha

Sida ay daabacday majaladda "Wall Street Journal" ee Ameerikaanka ah dowladda yar ee gacan carbeed dhacda Qadar ayaa ka...

Falanqeyn..Icj Waxa Ay Sameysay Xal Mise Xaq

Maxakmadda cadaaladda QM ayaa go'aan ka soo saartay muran badeedka Soomaaliya iyo Kenya, go'aanka Maxkmadda ayaana ahaa mid...

Maxaa Dhici Kara Go’aanka Icj Ka Dib?

Sida balantu tahay go'aanka maxkamadda Icj ee ku saabsan muran Somaaliya iyo Kenya ayaa lagu dhawaaqi doonaa maalinta taladaada...

Imaaraatka Oo Iktishaaf Cusub Ku Sameeyey Meeraha Mars

Madax sare oo ka tirsan dowladda Imaaraatka ayaa baraha bulshada ku baahiyey iktishaafaat cusub oo Misbaarka Rajada ee Imaaraatka...

Safiirka Sacuudiga Ee Soomaaliya Waa Soomaali!

Dowladda Sacuudiga ayaa safiirkeeda Soomaaliya u magacaawday Axmed Maxamed Oo ka mid ahaa muwaadiniinta Soomaaliyeed Ee Sacuudiga ku nool. XAQIIQO...

Maxaa Keenay In Waqtigan Radio Muqdisho Af-Taliyaani Lagu Baahiyo?

Markii ugu horeysay muddo sano ka dib, idaacadda dowladda ay leedahay ee Radio Muqdisho ayaa lagu tabin doonaa af-Taliyaani...