Shirkad so saarta Shaambooyinka oo xarunteeda tahay magaalada Muqdisho aya so saartay Shaambo ay ugu magac dareen AR Farmaajo Ii Geeya
Shirkadan oo ku taala Suuqa Bakaaraha waxaa markii u horeysay ay soo tijaabiyeen shaambadan ay u bixiyeen Ar Farmaajo ii geeya.
Ganacsatada suuqyada ayaa sheegay in si weyn looga iibsado shaambadan loo bixiyay Farmaajo ee uu ku sawiran yahay madaxweynaha DF Soomaalliya.
[google_ad data_ad_slot=” data_ad_format=’auto’]