Daawo Sheekada Jaceyl Ee Bin Salman Iyo Trump !

-

Mar La weydiyey  Madaxweynaha Mareykanka Trump gabagabadii olalihii doorashadiisa  Hiwaayadiisa  ugu jecelyahay? waxa uu ku jawaabay “Waxaan jeclahay aflagaadeynta Sacuudiga iyo Boqor Salman”.

Xaqiiqonews.com-Wararka Dibadda,Muuqaalo

Ninkani Trump ah waxa uuba iska dhaafi karin Yasidda sacuudiga, laakin waxa uu intaasi ku daray waxa aan jeclahay boqorka, hase ahaate dhowr mar ayaa la arkay Trump oo dhahaya “Iska Bixiya lacago baad ah maxaa yeelay hadii aan annagu aheyn boqortooyada ma sii jiri laheyn labo todobaad”.

Trump jacelkiisa wiilkiisa, macnaha Trump Jaceylkiisa Waa boqor Salmaan, Jaceylkiisa wiilkiisana waa Bin Salman, ninkani isaga ah waa nin niyad jilacsan oo dhiig qabow-macnaha waxaan ka wadaa Isha Baxarka- waxaa la weydiiyey ninkan isaga ah  “Jaceylka aabaha Trump wuu idin caayaa wuuna isin duleystaa?  waxaa uu ku jawabay “taasi muhiim ma ahan waa saaxibtinimo oo kaliya, waxaana ku jirnaa xaalad ay tahay in aan aqbalno wax walba xumaan iyo samaan !!

Hadaladan iyo macluumaad intaasi ka baxsan ayuu xambaarsan yahay muuqaalka hoose  oo ku baxaya Afka-Carbiga

https://www.youtube.com/watch?v=djlB5SKEPOg

Wararka U Dambeeyey

Nin Xaaskiiska U Dilay Maxaad Gabar Uurka Ugu Sidaa !

Arin argagax leh ayaa laga soo sheegay Masar, nin inta xaaskiisa dilay ka dibna meydkeeda gubay kuna aasay meel...

Xasan Iyo Xamze: Maxay Qaban Karaan Maxaase Dhici Karin?

WARKA: Barlamaanka Soomaaliya ayaa maanta codka kalsoonida siiyey si aqlabiyad buuxda ah RW cusub Xamza Cabdi Barre, haddaba su'aasha...

Jeesow Oo Sheegay In Qabiil Noqon Doonta Hadii La Isku Tuurtuura Dilka Ikraan Tahliil

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow ayaa si carro leh uga hadlay arinta Ikraan Tahliil, waxaa uuna ku celiyey in Ikraan...

Fahad Yaasiin Oo Si Aan La Dareemin U Qirtay Dilkii Ikraan Tahliil !

WARKA: Eedeysanihii ugu weynaa ee loo heystay dilka Ikraan Tahiil Fahad Yaasiin ayaa markii ugu horeysay si bablik ah...

Shiikh Sheegay In Israa’iil Ay Jinni U Isticmaasho Basaasidda Iiraan!

Xujutul-Islaam Naqiya Buurfar oo ah wadaad diimeed ahna ustaad jaamacadeed ayaa Tilifishinka Iiiraan ka sheegay in Israa'iil ay adeegsato...

Maxaa La Sameeyaa Markii Aadan Lacag Heysan?

in aad dareento baahi lacageed waa mushkilad caalami ah waana arin caadi oo dadka oo dhan ku dhacda ugu...