Tilfishinka Shiinaha ayaa baahiyey sheekada markab diyaaradaha xambaara kaasi oo lagu soo bandhigay gobolka Harbin.
XAQIIQO NEWS- TIKNOOLIJI
Muddo aan ka badneen 3 todobaad oo kaliya, koox ka koobneyd 19 qof oo shiineys mutadawiciin ah ayaa ku guuleystay in ay sameeyeen moodalka doon dayuuradaha xambaarta taasi oo ka sameysan baraf .
Sidoo Kale Aqri: Shiinaha Oo Diyaaradihiisa Dagaalka Ku Hubeynaya Hub Cusub
Moodalka la soo bandhigay ayaa dhirirkiisu ahaa 10 mitir, waxa uuna u egaa markaba dayuuradaha xambaare ee shiineyska “Liaolin”..