Daawo..Sidii Loo Dilay Saynisyahankii Nukliyeerka Iiraan+Sawirro

-

Gudaha Iiraan waxaa jimcadii gaadmo lagu dilay Mohsen Fakhrizadeh oo ka mid ahaa saynisyahanada Iiraan ugu fiican xagga baaritaanada sayniska.


XAQIIQO NEWS- MUUQAALO

Muuqaal qaabkii loo dilay Saynisyahankii nukliyeerka reer Iiraan

Posted by Abdirahman Mohamed Ahmed on Saturday, 28 November 2020

Wararka ayaa sheegay in aqoonyahankan la dilay isaga iyo waardiyihiisii qaaska ahaa ka dib muran hubeysan oo dhax maray iyaga iyo dad aan heybtooda la garan.

Inkastoo Israa’iil aysan qiran dilka, Iiran ayaa ku eedeysay dilka ninkani in ay ka dambeeyeen musaadka Yahuudda, dhanka kale waraabhinta yahuudda ayaa ku warantay in ninkani uu isku day dil ka badbaaday dhowr mar.

Mohsen Fakhrizadeh, waxa uu ka mid ahaa 5 qo oo reer Iiraan ah kuwaasi oo ku soo baxay liiska 500 qof ee ugu shakhsiyadda xooggan dunida, liiskaasi oo lagu daabacay majaladda Ameerikaanka ah ee Foreign policy.

Wararka U Dambeeyey

Calaamado Soo Muuqan Kara Bil Ka Hor Wadno Xanuunka

Dr. Satir Zhijian, oo ah dhaqtar wadanaha ayaa tilmaamay in calool xanuunka iyo dhabar xanuunka ay noqon karaan calaamado...

Xarun Sayniska Iyo Tiknoolajiyadda U Gaar Ah Oo Muqdisho Lagu Dhagax Dhigay

Jaamacadda SIMAD oo caan ku aheyd aqoonta ganacsiga iyo xisaabaadka ayaa dhawaan daah furtay xarun cusub oo u gaar...

Xog..Jabuuti Oo Soo Bandhigtay Darooniska Bayrakhtaar TB2

Bandhig milatari oo Jabuuti ugu dabaal dageysay sanad guurradii 45aad ee ka soo wareegtay markii ay xornimada ka qaateen...

Nin Xaaskiiska U Dilay Maxaad Gabar Uurka Ugu Sidaa !

Arin argagax leh ayaa laga soo sheegay Masar, nin inta xaaskiisa dilay ka dibna meydkeeda gubay kuna aasay meel...

Xasan Iyo Xamze: Maxay Qaban Karaan Maxaase Dhici Karin?

WARKA: Barlamaanka Soomaaliya ayaa maanta codka kalsoonida siiyey si aqlabiyad buuxda ah RW cusub Xamza Cabdi Barre, haddaba su'aasha...

Jeesow Oo Sheegay In Qabiil Noqon Doonta Hadii La Isku Tuurtuura Dilka Ikraan Tahliil

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow ayaa si carro leh uga hadlay arinta Ikraan Tahliil, waxaa uuna ku celiyey in Ikraan...