Daawo Vedio:Daacisho Oo Qibrad Dunida ku Cusub u Isticmaashay Dagaalka Muusil

-

[google_ad data_ad_slot=” data_ad_format=’rectangle’]
Dagaalyahanada dowladda islaamiga ayaa la soo baxaayey khibrada cusub, tan iyo markii uu bilowday dagaalka muusil waxaana markii ugu horresay ay isticmaaleen baabuur gaashaaman oo qoryaha aysan gareyin waxaana ninka wada gaarigan is qarxinaya awood u yeelanayaa in gaaro bartilmaameedka isagoo ay ku soo dhacayaan xabado.




ka dib markii kooxda dowladda islaamiga ay ku cuslaadeen dagaalada ayaa waxa ay keeneen fikirk kale iyagoo diyaaradaha drone-ka ee yar yar u isticmaalay diyaarado duqeyn waxa ayna ku xireen bambooyin yar yar iyagoo awood u yeeshay in ay meelo fog fog ka xakumaan.

Waana markii ugu horreysay taariikhda aduunka ee koox islaamiyiinta mayalga adag ay isticmaasho weerar xagga cirka ah.


Hadaba dhawaan muuqaal ay baahisay wakaaladda wararka u baahisa xoggaga dowladda ee lagu magacaabo al-acmaaq ayaa waxaa lagu argayaa nin naftii hore oo ku dhax jira baabuur gaashaaman baabuur-ka gaashaaman ayaa waxaa dhinac walbo kaga xiran madaafiic uu ridaayo naftii huraha, arintani oo khubarada xagga milatariga ay ku tilmaameen mid ku cusub fagaarayaasha dagaalka. https://www.youtube.com/watch?v=4D7sPXtYX9c
[google_ad data_ad_slot=” data_ad_format=’auto’]

Wararka U Dambeeyey

Calaamado Soo Muuqan Kara Bil Ka Hor Wadno Xanuunka

Dr. Satir Zhijian, oo ah dhaqtar wadanaha ayaa tilmaamay in calool xanuunka iyo dhabar xanuunka ay noqon karaan calaamado...

Xarun Sayniska Iyo Tiknoolajiyadda U Gaar Ah Oo Muqdisho Lagu Dhagax Dhigay

Jaamacadda SIMAD oo caan ku aheyd aqoonta ganacsiga iyo xisaabaadka ayaa dhawaan daah furtay xarun cusub oo u gaar...

Xog..Jabuuti Oo Soo Bandhigtay Darooniska Bayrakhtaar TB2

Bandhig milatari oo Jabuuti ugu dabaal dageysay sanad guurradii 45aad ee ka soo wareegtay markii ay xornimada ka qaateen...

Nin Xaaskiiska U Dilay Maxaad Gabar Uurka Ugu Sidaa !

Arin argagax leh ayaa laga soo sheegay Masar, nin inta xaaskiisa dilay ka dibna meydkeeda gubay kuna aasay meel...

Xasan Iyo Xamze: Maxay Qaban Karaan Maxaase Dhici Karin?

WARKA: Barlamaanka Soomaaliya ayaa maanta codka kalsoonida siiyey si aqlabiyad buuxda ah RW cusub Xamza Cabdi Barre, haddaba su'aasha...

Jeesow Oo Sheegay In Qabiil Noqon Doonta Hadii La Isku Tuurtuura Dilka Ikraan Tahliil

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow ayaa si carro leh uga hadlay arinta Ikraan Tahliil, waxaa uuna ku celiyey in Ikraan...