Daawo Video Argagax Leh..Qaabkii Loo Dilay Hodan Naaleeye

La Wadaag Asxaabtaada

Saacado ka dib markii la soo gabgabeeyey weerarka ayaa waxaa baraha bulshada si Live ah loo soo giliyey muuqaal naxdin badan oo si dhab u sawiraya goobtii lagu dilay hodan, seygeeda iyo dad kale oo badan.


Xaqiiqonews-Wararka Gudaha/Muuqaalo

Muuqaalka oo la suu duubay wax yar ka dib markii uu dhamaaday howlgalka ayaa soo bandhigay burbur xoog leh, dhiig daadsan iyo walxo kale oo muujinaya baaxadda khasaaraha.

Qofka hadlayey muuqaalka dhaxdiisa ayaa dadka kaamirada ka tusay sawir kab uu sheegay in ay laheyd hodan naaleye .

Si aad u aragto faafaahin badan daawo Muuqaalka Hoose

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
La Wadaag Asxaabtaada