Daka Isticmaala Baraha Bulshada ayaa is dhaafsaday Muuqaalka wiil reer Ciraaq ah oo bursanaya hooyadiis oo caga cad.
Xaqiiqonews-Muuqaalo
Muuqaalka ayaa waxaa ka soo muuqanaya Hooyada oo ka baxeysa guriga wiilkeeda, qofka filim qaadaha ayaa waxa uu leeyahay “tani waa hooyadiis, waxa uu soo bursaday iyada oo kabo la’aan ah”
Qeybta hoose ka daawo muuqaalka oo dhameystiran