Mid ka mid ah jaamacadaha ku yaala dalka masar gaar ahaan Deegaanka Tanta dalta ayaa go,aan ceyrin ka gaartay laba arday oo ah gabar iyo wiil oo jaamacadda dhexdeeda ku sameeyey arin cajiib ah.
muuqaalka oo lagu baahiyey baraha bulshada ayaa waxaa uu muujinayaa wiilka iyo gabadha oo xabadka isla galay iyadoo goobtuna ay joogaan arday sida la sheegay loo diyaariyey in ay ka qeyb qaataan xafalad ay labadani arday ku xusayeen Farxadooda Meherka xilli ay dhawaan ku hesiiyeen in ay is guursadaan.
Afhyeen u hadlay jaamacadda ayaa sheegay in jaamacadda ay go,aan ka gaareyso labada arday ee sameeyey falka cajiibka ah iyadoo laga cabsi qabo in gaaraaan go,aan burin ah oo jamaacadda laga eryo labada arday.
https://www.youtube.com/watch?v=I5p3a8Y5biI