Daawo..Yaxaas Laqay Diyaarad Drone Ah!

-

Yaxaaskan oo ku sugnaa haro biyood ku taala magaalada Darwin ee waqooyiga dalka Ustareeliya ayaa liqay diyaaradda xilli ay filim duubeysay.


XAQIIQO NEWS- MUUQAAL

Sida ay sheegtay idaacadda qaranka ee dalkaasi, Yaxaas ayaa waxyeeleeyey diyaaradda intii lagu guda jiray muuqaal duubista filim dukumentiri ah oo laga sameynaayey sanad guuradii 50’aad oo ka soo wareegtay markii la mamnuucay ugaarsiga yaxaasyada.

Yaxaaska ayaa ku booday diyaaradda, ka dibna waxa uu la galay biyaha hoostooda, hase ahaatee diyaaradda ayaa laba todobaad ka dib laga arkay jiinka harada iyada oo ay ka muuqdeen waxyeeladii ka soo gaartay qaniinyadii yaxaaska.

Sidoo Kale Aqri: Daawo..Dhaqtar Naag Kaga Umulisay Qaab Online Ah!

Wararka U Dambeeyey

Jeesow Oo Sheegay In Qabiil Noqon Doonta Hadii La Isku Tuurtuura Dilka Ikraan Tahliil

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow ayaa si carro leh uga hadlay arinta Ikraan Tahliil, waxaa uuna ku celiyey in Ikraan...

Fahad Yaasiin Oo Si Aan La Dareemin U Qirtay Dilkii Ikraan Tahliil !

WARKA: Eedeysanihii ugu weynaa ee loo heystay dilka Ikraan Tahiil Fahad Yaasiin ayaa markii ugu horeysay si bablik ah...

Shiikh Sheegay In Israa’iil Ay Jinni U Isticmaasho Basaasidda Iiraan!

Xujutul-Islaam Naqiya Buurfar oo ah wadaad diimeed ahna ustaad jaamacadeed ayaa Tilifishinka Iiiraan ka sheegay in Israa'iil ay adeegsato...

Maxaa La Sameeyaa Markii Aadan Lacag Heysan?

in aad dareento baahi lacageed waa mushkilad caalami ah waana arin caadi oo dadka oo dhan ku dhacda ugu...

Muxuu Qirtay Muxuuse Inkiray Yaasiin Fareey

WARKA: Wareysi socday wax ka badan nus saac oo si bablik ah loo shaaciyey ayuu Yaasiin Fareey kaga hadlay...

RW Israa’iil Biniit Oo Yiri Waxaan Ku Dhownahay Burbur!

Ra'iisal wasaaraha Israa'iil Naftaali Biniit ayaa niyad xumo ka muujiyey mustaqbalka Yahuudda,waqti dalkaasi uu wajahaayo kala qeybsanaan baahsan oo...