Baraha bulshada waxaa qabsaday, muuqaal saameyn leh oo ay ka soo muuqaneyso, gabar yar oo ooyneysa xilli ay sagootineysay aabaheyd oo dibadda ka shaqeysta.
Xaqiiqonews.com-muuqaalo
gabadha oo taagan albaabka musaafiriinta ayaa oohin afka furatay iyada oo ku qeylineysa erayadan:
” قول للشغل أنا زعلانة’.