Daawo:Ganacsade cabdi xoosh”waxaan ahay ninka ugu maalka badan ee hawiye dhul ka heystaan”

-

Wareysigan muuqaalka ayaa lagu wereysatay gacansade cabdi xoosh.
waxaa uu cabdi xoosh sheegay in uu yahay gacansadaha ugu hantida badan ee ka soo jeeda beesha daarood oo ay dhul ka haystaan hawiye.
Cabdi xoosh waxaa uu ahaa dadkii ugu caansanaa ee taageera guusha farmaajo iasgoo farmaajo u arka nin soo celinaya hantidii daarood ee hawiye lunsadeen waa sida uu hadalka u dhigaye
Wareysiga waxaa qaaday maamuud carab wariyaha soo bandhiga dadka fikirkooda La caburiyey.
halkan hoose ka daawo muuqaalka

[google_ad data_ad_slot=” data_ad_format=’auto’]

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...