Daawo:Haweeney Wariya ah oo Oohin La dhacday Iyadoo Hawada Ku Jirta(ogow sababta)

La Wadaag Asxaabtaada

gabar wariye ah oo u dhalatay wadanka kuweyt ayaa oohin afka ceshin weysay xilli ay hawada si toos ah ugu jirtay iyadoo ku jirtay barnaamij ay ku wareysaneysay fanaanka caank ah ee lagu magacaabo Dariic Alhaajiri.

sheekada oo faafaahsan ayaa ah in Wariye Ghaniimah Dashti oo ka mid ah wariyaasha TV-ga “Alcadaalah” ay iska celin weysay oohinta xilli ay Tv-ga ay ka socotay hees uu qaadaayey Dariic Al haajiri waxaana markii danbe farsama yaqaanka uu hagiyey barnaamijka arintaasi oo dood badan ka dhalisay baraha bulshada.

dadka ku wada xariira baraha bulshada ayaa soo qaatay muuqaalka oohinta iyagoo is weydiyey sababta ay u oysay wariyaha waxaana dadka qaarkii ay arintaasi ku micneeyeen in heesta ay aheyd mis soo xasuusisay xasuus gaar ah.

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
Like
Like Love Haha Wow Sad Angry
La Wadaag Asxaabtaada