Saxafiga caanka ah ee Maxmuud carab ayaa dhawaan soo bandhigay cod maqal wareysi uu la yeeshay guduumiyaha haweenka jaaliyadda beel weynta hawiye ee dalka ingiriiska.
wariyahan ayaa sheegay in kulan ka dhacay uk oo ay soo qabanqaabiyeen haweenka hawiye looga hadlay arimo la xariira doorashada soomaliya iyo guushii farmaajo.
Wariye carab ayaa kulanka ka dib qadka kula xariiray gudoomiyaha jaaliyadda haweenka hawiye oon iyada si aad dhulka ugu jiitay madaxweyne farmaajo waxa ayna codsatay in uu farmaajo si nabadgalyo ah kaga baxo muqdisho
halakan hoose ka daawo muuqaalka
[google_ad data_ad_slot=” data_ad_format=’auto’]
DAAWO:Haweenka Hawiye oo kulan ku yeeshay UK ingiriiska”ha naga baxo farmaajo”
-