DAAWO:Muuqaal Sir ah: Erdogan oo Ka badbaadaya Isku day dil habeenkii Af-gambigii fashilmay

La Wadaag Asxaabtaada

Markii ugu horreysay ayaa waxaa la faafiyey muuqaal sir ahaa oo ay duuubtay kaamirada qarsoon waxaana muuqaalka ka soo muuqanaya kooxo hubeysan oo raacsan ururka” Fatxulaahi Guulaan” kuwaasi oo gudaha u galaya Hoteelkii uu daganaa Erdogan 15-kii July sanadkii 2016 iyagoo doonaya in ay u dhameeyaan madaxweynaha.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka isku dayka dil ee fashilmay

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
La Wadaag Asxaabtaada