DAAWO:sawirro alshabab oo markii ugu horeysay soo saaray manhaj waxbarasho oo dugsiyada hoose ah#cajiib

La Wadaag Asxaabtaada

Waa markii ugu horeysay Alshabaab oo dagaal kula jirta dowladda soomaaliya ay soo bandhigaan manhaj waxbarasho oo dhameestiran iyagoo sheegay inay ku xijin doonaan muqarar waxbarasho oo dugsiga dhexe ah waxaana goobta joogay afhayeenkooda cali dheere mana jiro ilaa hadda wax war ah oo ka soobaxay dowladda iyo dalladaha waxvarashada oo ku aadan arintan.
HALKAN HOOSE KA DAAWO SAWIRADDA BUUGAAGTA SHABAAB SOO BANDHIGEEN






[google_ad data_ad_slot=” data_ad_format=’auto’]

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
Like
Like Love Haha Wow Sad Angry
La Wadaag Asxaabtaada