DAAWO:Xildhibaan Du,aale”UHURU KENYATTA waa nin daarood ah waa nin ogaadeen absame ah waa nin tolmooge ah”

-

Xildhibaan Aadan du,aale oo laga soo doorto gobolka afsoomaliga looga hadlo ee waqooyi bari ayaa dhawaan ku hadlay ereyo murun weyn ka dhaxdhaliyey dadweynaha.
xildhibaanka ayaa sheegay in madaxweynaha kenya uu yahay Daarood gaar ahaan absame isagoo yiri sheegay in isaga iyo madaxweyne farmaajo iyo waliba madaxweyne KENYATTA AY yihiin daarood .
“Madaxweyne KEnyatta waa nin daarod ah waa nin absame ah waa nin tolmooge ah” ayuu yiri xildhibaan du,aale oo hadlaayey
MUUQAALKA HOOSE KA DHAGEYSO HADALKA OO DHMAEYSTIRAN

https://www.youtube.com/watch?v=be2eP8ND8Cs
[google_ad data_ad_slot=” data_ad_format=’auto’]

Wararka U Dambeeyey

Mooska Miyuu Noqon Karaa Halis Caafimaad!

Labo saynisyahan oo ka tirsan jaamacadda Beihang University Jian Saotian iyo Liao Jie,ayaa shaaca ka qaaday halis caafimaad oo...

Dagaalkii Qoriga Ee Farmaajo Iyo Mucaaradka Miyuu Soo Dhowyahay?

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA:Todobaadkan Midowga Musharixiinta ayaa soo saaray digniin ku aadan habsami u socodka doorashada oo ay...

NASA Oo Dooneysa In Ay Kowkab Qarxiso..Dhagaxii Qiyaamaha Miyaa Soo Dhow?

NASA ayaa isku diyaarineysa in ay markab-xiddigeed si kas ah ugu dhufato kowkab, si tababar ahaan ah, iyada oo...

Ma Wanaagsantahay In Aad Mar Walbo Ahaato Qof Wanaagsan?

Dadka badankood waa ay ku jeclaan doonaan marka aad tahay "qof wanaagsan" laakiin xisaabta ku darsa mararka qaar in...

Mahadnaq..Dulmiga Ikraan Tahliil !

Ka dib muddo dhan 5 bilood oo kiiska Ikraan Tahliil uu soo taagnaa, sidee u aragtaa aqriste in aan...

Faafaahin..Wariye Cabdi Casiis Afrika Oo U Geeriyooday Dhaawac

Wariyaha caanka ah Cabdi Casiis Afrika oo sidoo kale ahaa agaasimaha raadiyaha afka dowladda ku hadla ee "radio Muqdisho"...