1.4 Bilyan oo qof oo ku kala nool daafaha dunida ma sameeyaan Wax Jimicsi ah , Hadaba hadii aad adiga ka mid tahay Is Ilaali !
Xaqiiqonews.com-Caafimaadka
Hay,adda Caafimaadka aduunka ayaa la wadaageysa dunida in Mushkiladda Jimicsi la,aanta ay tahay mid keeneysa caafimaad darro.
Cudurada ugu badan ee laga dhaxlo jimicsi la,aanta waxaa ka mid ah Sokorta,xanuunada wadnaha iyo qaar ka mid ah xanuunada kansarka.
Hay,adda ayaa sheegeysa in digniintan ay si khaas ah u khuseyso dumarka gaar ahaan kuwa ku nool noolasha sare madaama dumarka noocani ah uu ku yar yahay waxqabadka.
Hay,adda ayaa ku tilmaameysa mushkiladdan “Welwel Caalimi ah” . adigase goormaa ayaa bilaabin doonta Jimicsi ?