Dagaal culus oo ka dhacay Duleedka Afgooye iyo Faah faahino cusub oo ka soo baxeeysa

-

Dagaal beeleed culus oo sababay Khasaaro dhimasho iyo dhaawac ayaa waxaa uu ka dhacay Duleedka Degmada Afgooye ee Gobolka Shabellaha Hoose.

Dagaalka waxaa sida la xaqiijiyay uu yimid ka gadaal markii Mid ka mid ah Beelaha Dega Deegaanka Muuri ay weerar ku qaadeen Maleeshiyo Beeleed ku sugnaa Duleedka Deegaankaas.

Ilaa hadda inta la xaqiijiyay 7 ruux oo dhinacyadii dagaalamay ah iyo Dad shacab ah ayaa ku dhintay Dagaal beeleedkaas iyadoo tiro intaa kadan uu dhaawac ka soo gaaray.

Deegaanada Gobolka Shabellaha hoose ayaa mudooyinkii u dambeyay waxaa ka dhacay Dagaal beeleed khasaaro kala duwan ka dhashay iyadoo weli aysan jirin xal kama dambeysa ah oo laga gaaray Dagaaladaas ku soo noq noqday Shabellaha Hoose.

Wararka U Dambeeyey

Jeesow Oo Sheegay In Qabiil Noqon Doonta Hadii La Isku Tuurtuura Dilka Ikraan Tahliil

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow ayaa si carro leh uga hadlay arinta Ikraan Tahliil, waxaa uuna ku celiyey in Ikraan...

Fahad Yaasiin Oo Si Aan La Dareemin U Qirtay Dilkii Ikraan Tahliil !

WARKA: Eedeysanihii ugu weynaa ee loo heystay dilka Ikraan Tahiil Fahad Yaasiin ayaa markii ugu horeysay si bablik ah...

Shiikh Sheegay In Israa’iil Ay Jinni U Isticmaasho Basaasidda Iiraan!

Xujutul-Islaam Naqiya Buurfar oo ah wadaad diimeed ahna ustaad jaamacadeed ayaa Tilifishinka Iiiraan ka sheegay in Israa'iil ay adeegsato...

Maxaa La Sameeyaa Markii Aadan Lacag Heysan?

in aad dareento baahi lacageed waa mushkilad caalami ah waana arin caadi oo dadka oo dhan ku dhacda ugu...

Muxuu Qirtay Muxuuse Inkiray Yaasiin Fareey

WARKA: Wareysi socday wax ka badan nus saac oo si bablik ah loo shaaciyey ayuu Yaasiin Fareey kaga hadlay...

RW Israa’iil Biniit Oo Yiri Waxaan Ku Dhownahay Burbur!

Ra'iisal wasaaraha Israa'iil Naftaali Biniit ayaa niyad xumo ka muujiyey mustaqbalka Yahuudda,waqti dalkaasi uu wajahaayo kala qeybsanaan baahsan oo...