Dal carbeed Oo Dhaqaale $20 milyan oo dollar gaaraya Ugu deeqay mareekanka(Maxaa lagu Micneeyey)

-

Dowladda Imaaraatka carabta ayaa shaaca ka qaatay in ay ugu deeqday dhaqaale gaaraya $10 milyan (toban milyan) oo dollar-ka mareekanka ah isla dalka mareekanka gaar ahaan sunduuqa aruurinta lacagaha masiibooyinka ee gobolka Florida.
safiirka Imaaraatka u fadhiya Mareekanka Yusuf al cuteybah ayaa sheegay in dalkiisa ay siinayaan mareekanka lacag dhan $10 milyan si loogu dhiso dhismayaashii buburay gobolka Florida ee dalka mareekanka gaar ahaan disnmayaashii ku burburay Dufaantii Irma.

bishan aynu ku jirno horaanteeda ayaa imaaraatka waxa ay mareekanka ugu deeqeen deeq dhan $10 milyan oo dollar oo sida ay sheegeen dib loogu dhisaayo guryihii ku burburay duufaantii daadadka wadatay ee Harvey ee ku dhuftay gobolka Texas.

hey,adda Caruurta u qaabilsan Qaramada Midoobay UNICEF ayaa bilo ka hor soo saartay digniin ka dhan caruurta wadamada Yemen iyo soomaaliya oo ah labo wadan oo ka tirsan Jaamacadda carabta balse ma jirin wax falcelin oo ka yimid wadamada carabta ah gaar ahaan imaaraatka oo lacago maalaayiin ah dollar ah dhawaan ugu deeqay mareekanka.

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...