Dalalkan Ayaa Ku Dhawaaqay In Jimcada Birri Soon Tahay

-

Dalal ay ka mid yihiin Masar, Lubnaan, Ciraaq iyo Tuunis ayaa ku dhawaaqay in jimcada birri ay tahay maalinka koowaad ee Ramadaan.


Xaqiiqonews-Wararka Gudaha

Qaar ka mid ah masaajiyada muqdisho iyo kuwa ku yaalla gobolada Soomaaliya ayaa laga bilaabay salaadda taraawiixda taasi oo ka dhigan in jimcada ay tahay maalinka koowaad ee ramadaan.

Deegaano ka tirsan gobolada dalka, oo ay ka mid tahay deegaanka ceel-garas ee gobolka Galgaduud ayaa laga arkay bisha, sida lagu sheegay warbaahinta Alshabaab oo iyaga dhankooda sheegay in Jimcada ay tahay maalinka koowaad ee ramadaan.

Sacuudiga iyo dalalka badan oo carab ah ayaa iyaguna ku iclaamiyey in jimcadu ay tahay maalinka koowaad.

Sidoo Kale Aqri..dhaqamada cajiibta ah ee ay sameeyaan wadamada-aduunka bishan ramadaan gudaheeda

dowlado Masar ay ka mid tahayna wax ay sheegeen in habeenimadii arabacada la baadi goobay bisha, lana waayey, iyagoo intaasi ku daray in jimcada ay qasab tahay in la soomo madaama uu buuxsamay soddonka Shacbaan.

Dhankiisa nin madax ka ah diiwaanka suniga ee ciraaq ninkan lagu magacaabo Sacad kambash oo shir jaraa’id ku qabtay baqdaad ayaa yiri “ramadaanka waxa uu bilaabanayaa jimcada, madaama khamiistii bisha la waayey”.

Dhankaas iyo Lubnaan hay’adda daarta fatwada ayaa tiri “hadii bisha la waayey arabacada, khamiis waxa buuxsamaya soddonka shacbaan, jimcadana waa in la soomaa”.

Wararka U Dambeeyey

Shiinahaha Oo Digniin Bixiyey “Mareykanka Waddo Qaldan Ayuu Ku Socdaa”

Yang Jiechi oo ah diblomaasi sare oo ka tirsan wasaaradda arimaha dibadda ee Shiinaha ayaa sheegay in dalkiisa...

Maxay Mareykanka Ka Qabtaan Soomaaliya Inta U Dhaxeysa Soo Galis Iyo Sii Bixid?

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA:Joe Biden ayaa saxiisay go'aan ciidamo Mareykan ah dib loogu celinaayo Soomaaliya, mana ahan markii...

Hindiya..Shimbirihii Oo Kuleyl Dartiis Dhulka Ku Soo Daadanaya!

Galbeedka Hindiya, abaar darran iyo kuleyl hanfi leh oo halkaasi ka jiray muddadii 3-dii bil ee ugu dambeysay darteed...

Guusha X S N M X M D

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa loo doortay madaxweynaha Soomaaliya doorasha ka dhacday teendhada Afisyooni ee magaalada...

Cilmi Baaris..Dhimashada Ka Dib Ishu 5 Saac Ayey Wax Sii Arki Kartaa!

Baaris lagu sameeyey indhaha dad dhintay oo horay xubnahooda ugu deeqay in cilmi baaris lagu sameeyo ayaa waxaa lagu...

Waa Kan Cudurkii Uu U Dhintay Xaakimka Imaaraatka SH. Khalifa Bin Zaayed

Waxaa geeriyooday Madaxweyihii Imaaraatka carabta Shiikh Khalifa Bin Zayed Aala Nahyaan oo ahaa 73 jir, sida ay shaacisay Wakaaladda...