WARARKADalxa :Shirkii Imbagaati Dowladdu Dad Dhintay Eyey Ku Casumtay!

Dalxa :Shirkii Imbagaati Dowladdu Dad Dhintay Eyey Ku Casumtay!

-

Beesha Caalamka iyo Df-ka ayaa lagu fiiqa farta eedda, marka ay timaato shirarka iyo doodaha iyagoo lagu eedeeyo in ay yihiin dad aan xil iska saarin, waxa ayna inta badan qabtaan kulamo iyo fadhiyo “is dhaafin ah”


Xaqiiqonews-Wararka Gudaha

Barfisoor Dalxa oo ka mid ah golaha baarlamaanka ayaa ka sheekeyey sheeko “xil kas darro ah” oo dhacday xilligii loo fadhiyey shirkii Imabagaati ee lagu soo doooraneyey Dowladii Cabdulaahi Yusf.

Dalxa ayaa sheegay in shirkaasi lagu casuumay ugaasyo iyo nabaddoono,hase ahaate arinta kadiska noqotay waxa ay aheyd markii liiska ay ku soo baxeen ugaasyo iyo dad mar hore dhintay.

“waxaa ka muuqatay in xitaa aanba laga fiirsan dadkii la casumaayey” ayuu yiri Dalxa oo dhacdadaasi ku sifeeyey in ay aheyd dhacdo “xikmadeeda laga faa’idi karo”.

Qeybta hoose ka Daawo Hadalka Dalax oo dhameystiran

Wararka U Dambeeyey

Qadar Oo Ka Niyad Jabsan Sida Mareykanka Uga Aamusanyahay Dalabkeedii Beeca Diyaaraha

Sida ay daabacday majaladda "Wall Street Journal" ee Ameerikaanka ah dowladda yar ee gacan carbeed dhacda Qadar ayaa ka...

Falanqeyn..Icj Waxa Ay Sameysay Xal Mise Xaq

Maxakmadda cadaaladda QM ayaa go'aan ka soo saartay muran badeedka Soomaaliya iyo Kenya, go'aanka Maxkmadda ayaana ahaa mid...

Maxaa Dhici Kara Go’aanka Icj Ka Dib?

Sida balantu tahay go'aanka maxkamadda Icj ee ku saabsan muran Somaaliya iyo Kenya ayaa lagu dhawaaqi doonaa maalinta taladaada...

Imaaraatka Oo Iktishaaf Cusub Ku Sameeyey Meeraha Mars

Madax sare oo ka tirsan dowladda Imaaraatka ayaa baraha bulshada ku baahiyey iktishaafaat cusub oo Misbaarka Rajada ee Imaaraatka...

Safiirka Sacuudiga Ee Soomaaliya Waa Soomaali!

Dowladda Sacuudiga ayaa safiirkeeda Soomaaliya u magacaawday Axmed Maxamed Oo ka mid ahaa muwaadiniinta Soomaaliyeed Ee Sacuudiga ku nool. XAQIIQO...

Maxaa Keenay In Waqtigan Radio Muqdisho Af-Taliyaani Lagu Baahiyo?

Markii ugu horeysay muddo sano ka dib, idaacadda dowladda ay leedahay ee Radio Muqdisho ayaa lagu tabin doonaa af-Taliyaani...