Daraasad Ka Digtay Dhamaanshaha Noolasha Sanadka 2050..Sabab?

-

Daraasad Cilmiyeed ayaa ka digtay in noolasha aadanaha ay dhamaan doonto 2050 , taasi oo ka dhigan in insaanka uu ku dhamaan doono 30 sanadood gudahood.

Xaqiiqonews-Xiddigiska

Daraasad ayaa tibaaxday in sababta ugu weyn ee keeni karta dhamaanshaha noolasha ay tahay “Isbadalka Cimilada”. arinkaasi oo sababi kara in nolasha si dhaqso ah u soo dhamaato-sida ay hadalka u dhigeen.

Daraasadda oo lagu baahiyey jariidada “the Sun” ee ingiriiska ka soo baxda ayaa waxaa ciwaan looga dhigay “Khataraha amni ee ku xeeran jiritaanka Cimilada”.

Daraasada ay isticmaashay erayadan “Isbadalka Cimilada waxa uu halis ku yahay jiritaanka xadaaradda insaanka” iyagoo sheegay in isbadalka Cimilada uu halis weyn ku yahay noolasha ka jirta meeraha Dhulka.

Baarayaasha ayaa waxa ay leeyihiin “waxaa la filan karaa in heerka biyaha uu kor uga soo kaca oogada badda qiyaastii 0.5 mitir, sidoo kale waxaa la filanayaa in 55% dadka dagan dhulka ay la kulmi doonaan kuleel aad u daran in ka badan 20 maalmood/sanad walbo, arinkaasi oo khatar gelinaya sii jiritaanka noolasha”.

Wararka U Dambeeyey

Imisa Qof Oo Soomaali Ah Ayaa Hub Heysta?

Hubka saxda ee gacanta uga jira muwaadiniinta Soomaaliya waa mid aan la aqoon, hase ahaate warbixin lagu qoray webseetka...

Internetka Aduunka Oo Halis Ugu Jira In Uu Joogsado Sababtan Darteed

Saynisyahanada ayaa ka digaya cillad guud oo ku timaado internetka aduunka iyaga oo sababtuna ku qeexaya nidaamka cadceedda oo...

Mooska Miyuu Noqon Karaa Halis Caafimaad!

Labo saynisyahan oo ka tirsan jaamacadda Beihang University Jian Saotian iyo Liao Jie,ayaa shaaca ka qaaday halis caafimaad oo...

Dagaalkii Qoriga Ee Farmaajo Iyo Mucaaradka Miyuu Soo Dhowyahay?

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA:Todobaadkan Midowga Musharixiinta ayaa soo saaray digniin ku aadan habsami u socodka doorashada oo ay...

NASA Oo Dooneysa In Ay Kowkab Qarxiso..Dhagaxii Qiyaamaha Miyaa Soo Dhow?

NASA ayaa isku diyaarineysa in ay markab-xiddigeed si kas ah ugu dhufato kowkab, si tababar ahaan ah, iyada oo...

Ma Wanaagsantahay In Aad Mar Walbo Ahaato Qof Wanaagsan?

Dadka badankood waa ay ku jeclaan doonaan marka aad tahay "qof wanaagsan" laakiin xisaabta ku darsa mararka qaar in...