Georgi Tikhumirov, oo ah agaasime ku xigeenka Machadka Nukliyeerka Fiskiska iyo Tiknoolajiyadda oo la hadlay Janaalka “360” ayaa ka hadlay halka uu maraayo mashruuca shiinaha ee “qoraxda gacan ku sameyska ah”
Xaqiiqonews-Saynis-Xiddigiska
Goor sii horeysay ayaa majaladda “NewsWeek” ay sii shaacisay in sanadka 2020 saynisyahanada shiinaha ay sameyn doonaan barnaamij tijaabo oo ah falkal nukliyeer ah kaasi oo u shaqeynaya qaabka ay u shaqeeyaan falkalada ka dhax dhaca gudaha qoraxda.

Tikhumirov ayaa aaminsan in qalabka shiinaha ee “L-2M installation” uu yahay kan uga waxtarka badan dhamaan qalabyada noociisa ee sameysan.
Sidoo Kale Aqri..Fanga..Qorax gacan Ku Sameys ah Oo Dhulka Iftiimin doonto iyo…
Khabiirkani ayaa janaalka u sheegay in dunida ay ka socdaan kuwo la mid ah tijaabada shiinaha, isagoo sheegay in Ruushka uusan ka dhaga la’een mashruuca socda.