Deg deg: aqriso natiijada doorashadii maanta” natiijada oo lagu dhawaaqay”

-

[google_ad data_ad_slot=” data_ad_format=’rectangle’]
Gudoomiye ku xigeenka koobaad ee barlamaanka Soomaaliya ayaa loo doortay C/Wali Sh Ibraahim Muudey kaas oo helay codadkii ugu badnaa.
Muudey ayaa tartan adag la galay musharaxa Faarax Sh C/Qadir, waxaana ugu danbeyn ku guuleystay inuu helo codadkii ugu badnaa.
Tirinta codadka ayaa soo dhamaatay waxaana uu C/Wali Muudey helay codad ka badan 165 halka Faarax C/Qaadir uu isna helay codad gaaraya 94 cod.

dhan kae gudoomuiye ku xigeenka labaad ayaalcodadkii la tiriyay waxaa 139 cod dhaafay Xildhibaan Cawad, sidaas ayuuna ku noqday gudoomiye ku xigeenka labaad ee barlamaanka Soomaaliya.
Baqdaadi oo tartankan meel wanaagsan soo gaaray ayaa u istaagay inuu ugu hambalyeeyo Xildhibaan Cawad guusha uu gaaray.
[google_ad data_ad_slot=” data_ad_format=’auto’]

Wararka U Dambeeyey

Calaamado Soo Muuqan Kara Bil Ka Hor Wadno Xanuunka

Dr. Satir Zhijian, oo ah dhaqtar wadanaha ayaa tilmaamay in calool xanuunka iyo dhabar xanuunka ay noqon karaan calaamado...

Xarun Sayniska Iyo Tiknoolajiyadda U Gaar Ah Oo Muqdisho Lagu Dhagax Dhigay

Jaamacadda SIMAD oo caan ku aheyd aqoonta ganacsiga iyo xisaabaadka ayaa dhawaan daah furtay xarun cusub oo u gaar...

Xog..Jabuuti Oo Soo Bandhigtay Darooniska Bayrakhtaar TB2

Bandhig milatari oo Jabuuti ugu dabaal dageysay sanad guurradii 45aad ee ka soo wareegtay markii ay xornimada ka qaateen...

Nin Xaaskiiska U Dilay Maxaad Gabar Uurka Ugu Sidaa !

Arin argagax leh ayaa laga soo sheegay Masar, nin inta xaaskiisa dilay ka dibna meydkeeda gubay kuna aasay meel...

Xasan Iyo Xamze: Maxay Qaban Karaan Maxaase Dhici Karin?

WARKA: Barlamaanka Soomaaliya ayaa maanta codka kalsoonida siiyey si aqlabiyad buuxda ah RW cusub Xamza Cabdi Barre, haddaba su'aasha...

Jeesow Oo Sheegay In Qabiil Noqon Doonta Hadii La Isku Tuurtuura Dilka Ikraan Tahliil

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow ayaa si carro leh uga hadlay arinta Ikraan Tahliil, waxaa uuna ku celiyey in Ikraan...