DEG DEG: Ciidamada dowladda oo wali gadoodsan ayaa sameyeeyey arin cajiib ah oo naxdin….

La Wadaag Asxaabtaada

Ciidamada Militeriga Dowlada Soomaaliya ayaa Waxaa al soo sheegayaa in Warshadda Nacnaca ay ku heystaan Abaanduulaha Ciidamada Dowlada.
Ciidamada Dowlada gaar ahaan kuwa Milatariga ayaa Maanta waxaa ay xirteen Wadooyin dhowr ah oo ka tirsan Muqdisho iyagoo ka cabanaya Mushaar la’aan.
Abaanduulaha Ciidanka ayaa la sheegay in uu Ciidamadii gadoodsanaa uu isaga ka waday Wadooyinka islamarkaana uu geeyay Warshadda Nacnaca balse halkaa ay ku qabsadeen isaga.
Arintani ayaa walwal iyo naxdin ku abuurtay saraakiisha dowladda iayagoo ka baqanaya in ciidmada ay sameeyaan arimo intaasi ka baxsan oo keeni karto qalqal xagga aminga ah

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
La Wadaag Asxaabtaada