Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa haatan kasoo degtay garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho.
Uhuru Kenyatta oo la filayay inuu ka baaqan doono safarkiisa ayaa goordhow waxaa ay diyaarad qaas ah keentay magaalada Muqdisho.
Madaxweynaha Kenya ayaa ka mid ah Madaxda ka qeyb geleysa xaflada caleemo saarka madaxweynaha dalka Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo.
https://www.youtube.com/watch?v=fIEC6JqolGk
[google_ad data_ad_slot=” data_ad_format=’auto’]
DEG DEG DAAWO: Madaxweyne Uhuru Kenyatta oo kasoo degtay Muqdisho
-