Deg Deg: Habeen Madow !!! Trump Oo Ku dhawaaqay go,aankiisa iyo dabaal dag bilowday(sawirro)

La Wadaag Asxaabtaada

Isra,il ayaa durabdiiba bilowday in dabaal dag u sameyso hadal caawa ka soo yeeray madaxweynaha mareynka donald trump oo ku saabsanaa in qudus ay tahay caasimada yahuuda.

Calanka yahuuda iyo kan mareykanka ayaa lagu xardhay darbiyada magaalada qusus waxaana isla markiiba baraha bulshada la soo geliyey sawirada calanka yahuuda iyo kan mareykanka oo lagu xardhay wadaooyinka qudus.

trump ayaa ku dhawaqistani ku tilmaamay mid watigeeda ka soo daahday isagoo yiri “isra’il xaq ayey u leedahay in ay doorato halka ay noqoneyso caasimadeeda si arintaasina ay u hirgisho waxaan ka dhigi doona shuruud ku xeran in la sii anba qaado wadahalada nabadda”.

Si kastaba ha ahaate waxaa ay arintani wadno qabad weyn ku noqotay shacuubta carabta iyo kuwa islaamka oo baryahan arintani si weyn ugu kala aragti duwanaa.

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
Like
Like Love Haha Wow Sad Angry
La Wadaag Asxaabtaada