DEG DEG: Inta Badan Wasiirada La Magacaabayo Oo Iska Xaadiriyay Villa Soomaaliya

La Wadaag Asxaabtaada

Wararka hadda ka imaanaya xarunta madaxtooyada ee Villa Soomaaliya ayaa waxay sheegayaan in qaar ka mid ah xubnaha la doonayo in laga dhigo wasiirada ay iska soo xaadiriyeen xarunta madaxtooyada ee Villa Soomaaliya.
Xubnahan ayaa lasoo sheegayaa in qaarkood ay yihiin kuwo dibadda ka yimid, waxaana loogu yeeray Villa Soomaaliya, waxayna kasoo hormuuqan doonaan saxaafadda.
Wariyeyaal ku sugan Villa Soomaaliya ayaa soo sheegaya in maanta halkaasi laga dareemayo mashquul daran, waxaana goor dhow lagu dhowaaqi doonaa golaha wasiirada cusub

Wixii soo kordha mar walbo isha ku haay shabakadda xaqiiqonews.com
[google_ad data_ad_slot=” data_ad_format=’auto’]

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
Like
Like Love Haha Wow Sad Angry
La Wadaag Asxaabtaada