DEG DEG : Madaxweynaha Walaalkiis oo Lagu Dilay Dalka…

-

Hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jon Un, walaalkiis ka weyn oo lagu magacaabo Kim Jon Nam ayaa lagu dilay dalka Malaysia, ka dib markii lagu dhex sumeeyay Mr Nam garoonka diyaaradaha ee magaalada Kuala Lumpur.

Telefishinka Chosum ee dalka Waqooyiga Kuuriya waxa uu baahiyay in Kim Jon Nam, lagu sumeeyay airport-ka dhexdiisa islamarkaana ay fuliyeen fuliyeen dilkiisa labo haween ah oo la aaminsan yahay inay u dhasheen Kuuriyada Waqooyi.

Hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jon Un iyo Kim Jon Nam waa walaalo isku aabo ah balse kala hooyo ah, waxaana la ogyahay in Mr Nam oo hada la dilay uu dalka dibadiisa ka sheegi jiray dhaliilo la xiriira sida ay reerkoodu u maamulaan siyaasada dalka Kuuriyada Waqooyi.

Wasiirka arrimaha dibada ee Kuuriyada Waqooyi waxaa uu sheegay in aysan jirin xogo la hubiyay oo arrintana laxiriira, isagoo sheegay in sirdoonka dalkaasina uusan weli wax xog ah arrintan kasoo gaarsiin iyaga. Balse Dowladda Malaysia waxay sheegtay in ay baarayso sida wax u dhaceen.

.

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...