DEG DEG: Mid KA mid ah Wariyaashii BBC-da UGu Caansanaa Oo Goordhaw Geeriyooday(Magaca)

La Wadaag Asxaabtaada

Warar Goordhow nasoo gaaray ayaa sheegaya in dalka India uu ku dhintay Allah ha unaxariistee Wariye Axmed Maxamed Cali (Axmed Kismaayo).

Marxuumka ayaa waayadii dambe ku xanuunsanayay magaaladda Nairobi ee dalka Kenya, laakiin waxaa arimo caafimaad loogu qaaday dalka India halkaas oo uu saaka ku geeriyooday.

Qoyskiisa ayaa xaqiijiyay geeridda  Marxuum Axmed Kismaayo oo kamid ahaa saxafiyiinta Soomaaliyeed kuwooda ugu taariikhda wanaagsan

Marxuumka ayaa mudo dheer ka shaqeynayay BBC qeybteeda Afka Soomaaliga oo uu wakiil uga ahaa Puntland, halka uu sidoo kale soo noqday agaasimaha warbaahinta Puntland TV.

Waxaa uu sidoo kale soo noqday gudoomiyaha gudiga doorashada Puntland inkastoo uu iska casilay xilkaas.

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
La Wadaag Asxaabtaada