DEG DEG: Muqtaar Robow iyo Farmaajo oo Kulan qaadanaya iyo Ciidamo Cadaan oo…..

-

Warar deg deg ah oo goordhow nasoo gaaray ayaa sheegaya in Madaxda dowladda Soomaaliya ay wadahadal aan caadi aheyn la leeyihiin Wadaadka Sh Muqtara Roobow Abuu Mansuur oo galabta Muqdisho laga dajiyay.

Wasiirka Gaashaandhigga dowladda Soomaaliya ayaa Roobow iyo ciidamadiisa kasoo ka xeeyay degmada Xudur ee gobolka Bakool halkaas oo maalmihii lasoo dhaafay uu ku sugnaa.

Warar aan helnay ayaa sheegaya in wadahadalo xasaasi ah ay socdaan, iyadoo madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo Ra’isul Wasaare Kheyre ay casuumeen wadaadka.

dhanka kale Ciidamo cadaan ah oo ka socdo dalka mareekanka ayaa ka dalbaday farmaajo in uu soo wareejiyo Roobow inkastoo farmaajo uusan wali aqbalin dalbkaasi balse laamaha Sirdoonka Mareekanka ayaa farmaajo ku cadaadinaya in loo soo gacan geliya wadaadka si ay su,aalo u weydiiyaan.

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!

Wararka U Dambeeyey

Muuqaal..Maxay Rakaabkan Diyaaradda U Riixayaan?

Muuqaal ka mid ah kuwa ugu cajiibsan, dalka Nepal waxaa baraha bulshada lagu baahiyey diyaarad ay rakaabka dabada ka...

Hadii Aad Aragto Riyooyinkan..Dhaqso Dhaqtar U Tag

Khubarro ka tirsan xarunta "Sleep cycle center" ee fadhigeedu yahay gobolka Teksas ee Mareykanka ayaa sheegay in riyada ay...

Dilka Shacabka Oo Lagu Tartamaayo!

Rasaasta ciidanka Df-ka ayaa dishay 3 qof oo shacab ah gudaha magaalada Muqdisho, halka gantaal hoobiye ah oo ...

Imisa Qof Oo Soomaali Ah Ayaa Hub Heysta?

Hubka saxda ee gacanta uga jira muwaadiniinta Soomaaliya waa mid aan la aqoon, hase ahaate warbixin lagu qoray webseetka...

Internetka Aduunka Oo Halis Ugu Jira In Uu Joogsado Sababtan Darteed

Saynisyahanada ayaa ka digaya cillad guud oo ku timaado internetka aduunka iyaga oo sababtuna ku qeexaya nidaamka cadceedda oo...

Mooska Miyuu Noqon Karaa Halis Caafimaad!

Labo saynisyahan oo ka tirsan jaamacadda Beihang University Jian Saotian iyo Liao Jie,ayaa shaaca ka qaaday halis caafimaad oo...