DEG DEG: Waxaa Dhintay Fanaanad Caan ah oo In Muddo ah Xanuunsaneyd(Aqriso faafaahin)

-

Talefishinka qaraanka Masar ayaa baahiyey War ku saabsan geerida fanaanada caanka aheyd Shaadiya oo ku dhimatay da,a 86 sano ah ka dib markii ay in muddo ah ku xanuunsaneyda Isbitaal.

Faadumo Axmed kamaal oo caan ku aheyd magaca Shaadiya ayaa waxaa dhalay aabo fanka aad u jecel waana arinta ku dhiiri gelisay in ay noqoto fanaanad.

markii ugu horeysay magaceeda waxa uu soo caan baxay markii iyadoo dhiganeysa dugisaga sare ay jishay riwaayadii caan baxday ee wadatay magaca “Ubaxyo iyo Qodaxyo”(أزهار وأشواك) sanadkii 1947-kii isla sanadkaasi waxa jishay filimkii caan baxay ee “Qalbiga Fasax ayuu ku Maqanyahay”

Ugu Danbeyntii Shaadiya ayaa lagu xasuusan doonaa in aheyd gabar jisha riwaayadaha Masaariduna ay aad u jeclaayeen heesaheeda balse waxa ay sheegtay in fanka iskaga baxday sanadka markuu ahaa 1986.

Shaadiya ayaa maalinimadii talaadada ku geeriyootay Isbitaal ka dib markii ay xanuunsaneysay in muddo ah.

Wararka U Dambeeyey

Nin Xaaskiiska U Dilay Maxaad Gabar Uurka Ugu Sidaa !

Arin argagax leh ayaa laga soo sheegay Masar, nin inta xaaskiisa dilay ka dibna meydkeeda gubay kuna aasay meel...

Xasan Iyo Xamze: Maxay Qaban Karaan Maxaase Dhici Karin?

WARKA: Barlamaanka Soomaaliya ayaa maanta codka kalsoonida siiyey si aqlabiyad buuxda ah RW cusub Xamza Cabdi Barre, haddaba su'aasha...

Jeesow Oo Sheegay In Qabiil Noqon Doonta Hadii La Isku Tuurtuura Dilka Ikraan Tahliil

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow ayaa si carro leh uga hadlay arinta Ikraan Tahliil, waxaa uuna ku celiyey in Ikraan...

Fahad Yaasiin Oo Si Aan La Dareemin U Qirtay Dilkii Ikraan Tahliil !

WARKA: Eedeysanihii ugu weynaa ee loo heystay dilka Ikraan Tahiil Fahad Yaasiin ayaa markii ugu horeysay si bablik ah...

Shiikh Sheegay In Israa’iil Ay Jinni U Isticmaasho Basaasidda Iiraan!

Xujutul-Islaam Naqiya Buurfar oo ah wadaad diimeed ahna ustaad jaamacadeed ayaa Tilifishinka Iiiraan ka sheegay in Israa'iil ay adeegsato...

Maxaa La Sameeyaa Markii Aadan Lacag Heysan?

in aad dareento baahi lacageed waa mushkilad caalami ah waana arin caadi oo dadka oo dhan ku dhacda ugu...