DEG DEG:Muqdisho Sarkaal sare oo dowladda ka tirsan oo Cagahiisa kaga baxsaday alshabab

-

Sida dad goob joogayaal ah ay inoo xaqiijiyeen Waxaa weerar gaadmo ah lagu qaaday sargaal sare oo ka tirsan Dowlada Federaalka Soomaaliya.
Sargaalkan ayaa lagu magacaabaa Maxamed Liqaaye waxaana lagu weeraray Xaafadda Biyo Degeenka Suuqa Xoolaha Degmada Hilwaa ee Gobolka Banaadir.
Sarkaalka ayaa sida la sheegay Cagta wax ka dayey ka dib markii uu dareemay weerarka waxaana dad ka agdhawaa goobta xaqiijiyeen in uu ka badbaaday isku dayga lagu qaarajin lahaa waxaana goobta uu weerarka ka dhacay ka baxsaday dagaalyahanadii weerarka ku qaaday Sargaalkan.
Maalmihii u dambeyay Amaanka Magaalada Muqdisho ayaa sii xumaanayay waxaana weeraro iyo dilal qorsheydan lagu qaaday masuuliyiin iyo askar ka tirsan Dowlada Federaalka.

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...