DEG DGE: Gudoomiye Ku Xigeen Caan Ah Oo Geeriyooday#aqriso Waa kuma?

-

Sida uu xaqiijiyay Gudoomiyaha gobolka Mudug waxaa xalay Magaalada Gaalkacyo ku geeriyooday Gudoomiye ku xigeenkii Arimaha Bulshada gobolka Mudug.
Gudoomiyaha Geeriyooday ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Maxamed Cali Ruush, waxaana uu ka mid ahaa dadka sida weyn looga yaqaano gobolka Mudug.
“Eng. Col. Maxamed Cabdi Cali (Ruush) Guddoomiye Kuxigeenka gobolka Mudug, ayaa ku geeriyooday gurigiisa oo ku yaalla degmada Gaalkacyo Marxuunka oo muddo xanuun sanayey ayaa ALLE owfsadey, Waxaan ALLE uga baryeynaa in uu geeyo Janatul firdowsul aclaa.Dhamaan haddaan nahay Maamulka iyo Shacbiga ku dhaqan gobolka Mudug, waxaa tacsi tiiraanyo leh u diraynaa qoyskii, eheladii iyo dhamaan umadda Soomaaliyeed geerida ku timid masuulka u soo shaqeeyay qaranka Somaaliyeed” ayuu yiri Gudoomiyaha gobolka Mudug mudane Cabdirashiid Xaashi Cartan.

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...