Deni Oo Indhaha Ka qabsaday Kiiska Caasho Ilyaas

-

Saciid Deni oo wariyaasha la hadlaayey ayaa qaab “aan wanaagsaneyn” uga jawaabay su’aal quseysay Kiiska Marxuumad Caasho Ilyaas oo qaab fool xun loogu kufsaday laguna dilay Gaalkacyo.


Xaqiiqonews-Wararka Gudaha

Madaxweynaha oo su’aashaasi ka jawaabaya ayaa sheegay in saddexda maxkamadood ee Darajada koowaad, Rafcaanka iyo Maxkamadda Sare ee qaaday kiiskii Caasha ay dhamaantood isku raaceen hal xukun, taas oo sida uu tilmaamay muujinaysa in xukunkoodu si cadaalad ah u dhacay.

Saciid Denni ayaa sidoo kale sheegay in fulinta xukunada ay ridaan maxkamadaha Puntland aysan wax door ah uga furnayn madaxweynaha iyo xukuumaddiisa balse ay go’aanka kama dambaysta ah ay gaarto maxkamadda sare ee Puntland.

Qaabka Deni uu uga hadlay su’aasha ku saabsan kiiska Caasho ayey dadka ku tilmaameen in ay u muuqato “is dhaafsiin”, waxaana ilaa hadda aan xakunkooda lagu fulinin seddex eedeysane oo maxakmadda ay dil ku xakuntay ka dib markii dambiga lagu helay.

Wararka U Dambeeyey

Calaamado Soo Muuqan Kara Bil Ka Hor Wadno Xanuunka

Dr. Satir Zhijian, oo ah dhaqtar wadanaha ayaa tilmaamay in calool xanuunka iyo dhabar xanuunka ay noqon karaan calaamado...

Xarun Sayniska Iyo Tiknoolajiyadda U Gaar Ah Oo Muqdisho Lagu Dhagax Dhigay

Jaamacadda SIMAD oo caan ku aheyd aqoonta ganacsiga iyo xisaabaadka ayaa dhawaan daah furtay xarun cusub oo u gaar...

Xog..Jabuuti Oo Soo Bandhigtay Darooniska Bayrakhtaar TB2

Bandhig milatari oo Jabuuti ugu dabaal dageysay sanad guurradii 45aad ee ka soo wareegtay markii ay xornimada ka qaateen...

Nin Xaaskiiska U Dilay Maxaad Gabar Uurka Ugu Sidaa !

Arin argagax leh ayaa laga soo sheegay Masar, nin inta xaaskiisa dilay ka dibna meydkeeda gubay kuna aasay meel...

Xasan Iyo Xamze: Maxay Qaban Karaan Maxaase Dhici Karin?

WARKA: Barlamaanka Soomaaliya ayaa maanta codka kalsoonida siiyey si aqlabiyad buuxda ah RW cusub Xamza Cabdi Barre, haddaba su'aasha...

Jeesow Oo Sheegay In Qabiil Noqon Doonta Hadii La Isku Tuurtuura Dilka Ikraan Tahliil

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow ayaa si carro leh uga hadlay arinta Ikraan Tahliil, waxaa uuna ku celiyey in Ikraan...